Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Oo Ku Wajahan Qardho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa maanta booqan doona degmada Qardho ee gobolka Bari.

Waxa uu madaxweynaha kula kulmi doonaa magaalada Qardho Waxgaradka degmadaasi iyo sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmihii ugu dambeeyay wuxuu booqasho ku jooday Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, halkaasi oo uu kula kulmay mas’uuliyiinta maamulka Puntland, waxgarad iyo shacab farabadan.

Ammaanka magaalada Qardho ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo shacabka magaaladaasi isku diyaarinayaan sidii ay kusoo dhoweyn lahayeen madaxweynaha iyo wafdiga la socda.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkena kale

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this