Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Dowladda Puntland oo xanibaad kusoo rogtay gaadiidkii ugudbi jiray Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne ayaa sheegay in caawa laga bilaabo dowladda Puntland ay hakisay nooc walba gadiidkii ka imaan jiray degaanada Maamulka Somaliland, islamarkaana aysan jiri doonin gaadiid hadda kadib ka gudbidoono Puntland una gudbidoona Somaliland.

Gudoomiyaha gobolka Nugaal ayaa  sheegay tilaabadaan inay dowladda kaga jawaabayso daandaansiga maamulka Hargeysa iyo falkii maanta maleyshiyadooda ka geysteen degmada Tukaraq ee gobolka Sool.

Halkaan hoose ka dhegayso.

      Guddoomiyaha gobalka Nugaal Cumar Faraweyne

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this