Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Madaxweyne Gaas oo xaalad dagaal awgeed u joojiyay xafladii 8 january

Recommended Posts

Deeq A.   

DEG_DEG:- Madaxweynaha dowladda Puntkand ayaa gabi ahaan joojiyay xafladii 8-da Januray oo uu ugu dabaal dagi lahaa sannad guuradiisii 4-aad ee kasoo wareegtay markii xilka loo doortay.

Warar ay Puntlandi heshay ayaa sheegaya inuu Madaxweynuhu xaalad dagaal ujoojiyay dabaal degaas oo caawo lagu waday inuu ka dhaco xarunta madaxtooyada.

Madaxweynuhu wuxuu si degdeg ah guddi ugu magacaabay arrintii ka dhacday Tukaraq.

Madaxweyne Gaas waxaa kale oo la filayaa inuu ka baaqdo safar maalinta berrito la qorsheynayo inuu madaxweyne Farmaajo ugu ambo baxo Qardho iyo Bosaso, sababo la xiriira xaaladahaan soo korordhay.

Puntlandi.com

Garowe 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this