Sign in to follow this  
Deeq A.

Toos u daawo: Munaasabadda Daah-furka Garoonka Cusub ee Garoowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Munaasabad ballaaran oo lagu daah-furayo Garoonka Cusub ee diyaaradaha Garoowe ayaa haatan socota,waxaana ku sugan Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Mudane. Maxammed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweynaha Puntland Mudane. Cabdiweli Maxammed Cali,Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane.Cabdiraxmaan Maxammed Faroole,Wasiiro,Xildhibaanno iyo marti sharaf kale.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa noqday mas’uulkii ugu horreeyey ee ka soo degay Garoonka Cusub,waxaana uu Maanta si rasmi ah u daah-furaya Garnoonkaan oo loo dhisay si heer Caalami ah.

Halkaan ka daawo:Munaasabadda Daah-furka Garoonka.

PUNTLAND POST

The post Toos u daawo: Munaasabadda Daah-furka Garoonka Cusub ee Garoowe. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this