Sign in to follow this  
Deeq A.

Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda Tuka raq

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka PUNTLAND POST ka helayso magaalada Tuka raq ayaa sheegaya ciiidamo ka tirsan SOMALILAND inay la wareegeen halkaas .

Qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka oo igula hadlay Telefonka ayaa ii xaqiijiyay inuu halkaas ka socdo dagaal u dhaxeeya PUNTLAND iyo SOMALILAND .

Xiisada Somaliland iyo Puntland ayaa kusoo beegmaysa xilli hadaladii uu jeediyay Madaxweynaha Somaliland ka mid ahayd hanjabaad culus , halka sidoo kalena ay kusoo beegmayso xilli uu magaalada Garowe ku sugan yahay Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya.

Kala soco faahfahinta PUNTLAND POST

The post Dagaal u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland oo ka socda Tuka raq appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this