Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Somaliland oo safarkii ugu horeeyay ku tegay mid ka mid ah dalalka deriska: Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Jabuuti (Caasimadda Online) – Madaxweynaha maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa socdaalkii ugu horeeyay ku tegay dalka Jabuuti oo ka mid ah dalalka deriska, waana safarkii ugu horeeyay ee uu dibada ugu ambabaxo tan iyo markii la doortay 13-kii diseember 2017.

Wafdiga Muuse Biixi ayaa waxaa garoonka diyaaradaha DJabuuti kusoo dhoweeyay madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.geelle-muse-biixi.jpg?resize=696%2C391&sWasiirka arimaha dibedda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, oo ka mid ah wafdiga Muuse Biixi ayaa sheegay in madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu martiqaad rasmi ah uu ka helay, halkaasina ay ugu bilaabaday booqasho mudo maalmo ah qaadan donoso.Screen-Shot-2018-01-06-at-16.03.59.png?rLabada dhinac ayaa waxay wada hadlayaan sii xoojinta xiriirka dhinacayada ganacsiga , socdaalka , nabadgelyada , siyaasadda iyo dhaqanka ee horey uga dhexeeyay

The post Madaxweynaha Somaliland oo safarkii ugu horeeyay ku tegay mid ka mid ah dalalka deriska: Sawirro appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this