Garaad Bari Posted February 27, 2007 waa sheeko dhab ah oo dhacday, ninbaa waxaa uu soo iibsaday macaws qaaliya markaas buu ku soo lebistay, waxa uuna lasoo fadhiistay fadhi kudirirkii saaxibadii fadhiyeen. wax la kaftamoba ninkii baa macawtii hoos uga dhacday markaas baa sxbkiis oo kasoo horjeeda yidhi war Faarax macawsta imisaa lagaa soo siiyey,, faarax intuu isla bogey buu yiri walaahi sxb qaali weeeye. markaas baa sxbkii ugu jawaabay sxbow waxaan ka xumahay say qaali u tahay iyo sida aanay waxba kuugu qarin loool!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted February 27, 2007 loooooooooooooool.this reminds me of the marqaan vs macawis story. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 28, 2007 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted March 1, 2007 loooooooooooooooooooooool, Quote Share this post Link to post Share on other sites