Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Ciidamada ilaalada Madaxweynaha oo gaaray Garowe & Qabanqaabadii ugu danbeysay oo ka socota

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Waxaa magaalada Garowe ka socota qabqaabada soo dhoweyntii ugu danbeysay ee soo dhoweynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Wafdiga madaxweynaha ayaa magaalada berri ah ee Axadda 7-da Janaayo 2018 ku wajahan xarunta Maamulka Puntland ee magaalada Garowe, halkaasoo mashaariic uu xariga ka jari doono sida garoonka Garowe oo si casri ah loo dhisay.

Ciidamada ilaalada Madaxweynaha ayaa gaaray saaka magaalada Garowe, waxaana si weyn loo adkeeyay xaaladda ammaanka magaalada oo ay hore u joogeen wafdi hordhac u ah madaxweynaha.

26196215_1848613138496609_6336611107268426229459_1848613325163257_6076716416775626167825_938641092958566_28295600846288126220045_1578557825557740_1666446671947026229814_1578557922224397_71452505963398

The post Sawiro: Ciidamada ilaalada Madaxweynaha oo gaaray Garowe & Qabanqaabadii ugu danbeysay oo ka socota appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this