Sign in to follow this  
Deeq A.

Jaaliyadda beesha Celi Cumar ee Ingiriiska oo ka shirtay dhismaha jidka isku xira Ceel Macaan iyo Warsheekh: Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen jaaliyadda beesha Celi Cumar ee ku nool UK oo ka dhacay magaalada London ayaa waxay ugu hadleen horumarinta deegaanada ay degto beeshaasi iyo sidii ay xoogga u saari lahaayeen dhinacyada arrimaha bulshada ee deegaanada beesha.

Shirkaani oo ay kasoo qeybgaleen mas’uuliyiin, aqoonyahano, haweenka iyo qeybaha bulshada ee beesha ayaa xubnihii ka hadlay waxaa ka mid ahaa Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” ra’iisul wasaarihii dowladdii KMG iyo xubno kale.celi-shir-london-10.jpg?resize=696%2C522Waxay isla meel dhigeen jaaliyadda baahida loo qabo dhismaha wadada xiriirisa Ceel Macaan iyo Warshiikh oo ah wado halbowle u ah isku xirka gobolka Shabbeelaha Dhexe, gaar ahaan Muqdisho iyo degmooyinka Warsheekh, Cadale iyo deegaanada fog ee gobolka.

Sidoo kale, waxaa saga hadlay baahida ay dadka deegaanka u qabaan helitaanka adeegyo caafimaad iyo waxbarasho, iyadoo goor dhow uusoo gabagabooway dhismaha isbitaal degmada Warshiikh jaaliyada ka hirgelisay.celi-shir-london-1.jpg?resize=696%2C522Xubnaha kulankaan hadalada kasoo jeediyay waxaa ka mid ahaa Sheekh C/raxmaan Sheekh Muxuddiin Celi oo Swedan ugu yimid shirkaan, Ex-ra’iisul wasaare Nuur Cadde oo jaaliyada ku baraarujiyay inay u istaagaan horumarka deegaanadooda iyo in ay muujiyaan isku xirnaan iyo wadajir si horumar loo gaaro7.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-2.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-3.jpg?resize=696%2C928celi-shir-london-4.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-5.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-6.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-8.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-9.jpg?resize=696%2C522celi-shir-london-11.jpg?resize=696%2C522.

 

The post Jaaliyadda beesha Celi Cumar ee Ingiriiska oo ka shirtay dhismaha jidka isku xira Ceel Macaan iyo Warsheekh: Sawirro appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this