Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo isbedel lagu sameeyay iyo Wasiiirro Xilalkoodii Waayay

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha_Wasirirada_Somalia.jpg?resize=100Muqdisho (PP) ─ Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Cumar Cismaan [Yariisow] ayaa sheegay in Raii’sul Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre uu xilka qaadis ku sameeyay saddex wasiir oo ka tirsan xukuumadda, isla markaana lagu bedelay saddex wasiir oo kale.

Wasiirrada xilalka laga qaaday ayaa waxay kala yihiin;

  1. Wasiirkii Arrimaha Dibadda, Yussuf Garad Cumar Axmed
  2. Wasiiraddii Ganacsiga iyo Warshadaha, Khadra Axmed Ducaale
  3. Wasiirkii Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Cabdi Saciid Faarax (Juxa)

Saddexda Wasiir ee lagu bedelay ayaa kala ah;

  1. Maxamed Cabd Xayir Maareeye, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
  2. Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka Arrimaha Gudaha
  3. Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiirka Arrimaha Dibadda

PUNTLAND POST

The post Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo isbedel lagu sameeyay iyo Wasiiirro Xilalkoodii Waayay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this