Sign in to follow this  
Deeq A.

War deg deg ah: Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qaaddacay go’aannadii Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir.

Recommended Posts

Deeq A.   

Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdishakuur Warsame oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa qaaddacay dhammaan go’aannadii Maanta ka soo baxay Maxkamadda Rafcaanka ee gobolka Banaadir.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ka dambeyso dilka qorshaysan ee lagu laynayo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ka horjeeda Xukuumadda Farmaajo.

Shirka jaraa’id oo dhammaystiran goor dhow kala soco:Puntlandpost.net

The post War deg deg ah: Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo qaaddacay go’aannadii Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this