Sign in to follow this  
Deeq A.

(VIDEO) Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo diiday inuu tago maxkamada maanta kasoo hormuuqdo.

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta ay ku beegan tahay maalintii loo mudeeyay inay dhacdo maxkamadaynta siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakur oo loo haysto inuu galay dambi qaran

Muuqaal uu xalay iskasoo duubay siyaasiigaan ayuu ku diiday inuu dacwadaas kasoo hormuuqdo, isagoo sharci darro ku tilmaamay go’aanka maxkamada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this