Deeq A.

Aabaha Gudoomiyaha Maxkmada Darajada 1-aad oo Goordhow la dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka laga helayo Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeeysan ay halkaasi ku toogatay Aabaha masuul katirsan Dowlada. Kooxahaan hubeeysan ayaa toogtay Aabaha  Col Xasan Cali Nuur Garyaqaan Shuute- Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1-aad ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya. Kooxaha dilkaasi geeystay ayaa isaga baxsaday goobta ay ku dileen Aabaha dhalay Gudoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkmada ciidamada qalabka sida. Ciidamo katirsan kuwa amaanka ayaa gaaray goobta dilkaasi uu ka dhacay kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay howlgalo balaaran. Falalka dilalka ah ayaa ka dhaca Degmooyinka Gobolka Banaadir ee caasimada Soomaaliya.

 

Puntland Post Muqdisho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Alshabab is desperate. They never used to kill relatives. The pressure is on. They'll do anything to claim victory. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.