Deeq A. Posted January 2, 2018 Wararka laga helayo Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in koox hubeeysan ay halkaasi ku toogatay Aabaha masuul katirsan Dowlada. Kooxahaan hubeeysan ayaa toogtay Aabaha Col Xasan Cali Nuur Garyaqaan Shuute- Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda 1-aad ee Ciidamadda Qalabka Sida ee Dowlada Soomaaliya. Kooxaha dilkaasi geeystay ayaa isaga baxsaday goobta ay ku dileen Aabaha dhalay Gudoomiyaha Darajada 1-aad ee Maxkmada ciidamada qalabka sida. Ciidamo katirsan kuwa amaanka ayaa gaaray goobta dilkaasi uu ka dhacay kuwaasi oo halkaasi ka sameeyay howlgalo balaaran. Falalka dilalka ah ayaa ka dhaca Degmooyinka Gobolka Banaadir ee caasimada Soomaaliya. Puntland Post Muqdisho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted January 3, 2018 Alshabab is desperate. They never used to kill relatives. The pressure is on. They'll do anything to claim victory. Quote Share this post Link to post Share on other sites