Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto diinta ku amartay inay isdiiwaan geliyaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo Xarumaha diinta lagu barto ee ku yaalla Magaaladda Muqdisho iyo dhammaan Gobolada dalka Soomaaliya.

Qoraalka War saxaafadeedka ay soo saartay Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS ayaa lagu amray dhammaan masaajidyada,dugsiyada quraanka lagu barto,xarumaha dhaqan celinta iyo Tarbiyada iyo dhamman machadyada lagu barto diinta inay iska soo diiwaan geliyaan Wasaaradaha Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowlada Federalka iyo dowlad goboleedyada.

Halkan ka aqriso War-Saxaafadeedka;

Warsaxaafadeed-1.jpg?resize=696%2C957&ss

Warsaxaafadeed-2-1-1.jpg?resize=696%2C95

The post Wasaaradda Owqaafta iyo Arrimaha Diinta oo Masaajidyada iyo Xarumaha lagu barto diinta ku amartay inay isdiiwaan geliyaan appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this