Sign in to follow this  
Deeq A.

Sanaag: Wasiirka Qorsheynta Federaalka Ah Oo Booqday  Badhan Si Loo Qiimeeyo Xaaladda…

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka qorsheynta dawladda federaalka Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

Safarka wasiir Jamaal Xasan Ismaaciil  ayaa lagu sheegay mid loogu kuur-galayo xaaladda guud ee dadka ku nool deeganadaasi iyo sidii maamulka dawladnimo loo gaadhsiin lahaa deegaanada fog-fog.

Wasiir Jamaal ayaa noqonaya masuulkii ugu sarreeyay oo ka tirsan dawladda Soomaaliya ee gaadha degmada Badhan ee gobolka Sanaag tan iyo markii ay burburtay dawladdii dhexe ee Soomaaliya.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this