Sign in to follow this  
Deeq A.

RW kheyre” intii yareyd oo Xukuumada ay Jirtay Hormar Balaaran ayeey ku Tilaabsatay”

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa soo bandhigay waxyaabaha ay ku tilaabsatay xukuumadiisa muddadii yareyd ay jirtay.

Ra’isilwasaare Kheyre ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ku guuleeystay in Dhinacyada Amniga iyo hormarka ay ku Tilaabsatay Xukuumadiisa.

Ra’isilwasaaraha ayaa sheegay in Dowlada ay bixisay mushaaraadkii ay xaqa ay u lahaayeen shaqaalaha Dowlada.

Waxa uu sheegay in sanadka soo socdo in Xukuumada ay ku tilaabsan doonto hormar intaan ka badan isaga oo shacabka Soomaaliyeedna ugu baaqay in ay taageeraan Dowlada.

Hoos ka dhageyso Codka Ra’isilwasaaraha

http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/01/Cod-RW-Kheyre.mp3

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post RW kheyre” intii yareyd oo Xukuumada ay Jirtay Hormar Balaaran ayeey ku Tilaabsatay” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this