Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS:- Sii hayaha taliyaha ciidanka booliiska Puntland oo magacaabay taliyaha ciidanka booliska gobolka Mudug iyo taliyaha ilaalinta canshuuraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Sii hayaha Taliyaha ciidanka booliska Puntland gaashaanle sare Cabdulaahi Shirre Doole, ayaa caawa magacaabay taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Waxana xilkaan loo magacaabay G/dhexe Axmed Cismaan Cali.

Sidoo kale, taliyaha ayaa magacaabay taliyaha laanta ilaalinta canshuuraha ee gobolka Mudug, waxaana loo magacaabay Farxaan Maxamed Cali.

Halkaan hoose ka akhriso nuqulka wareegtada magacaabida.

26111980_1546099362152163_22112514444745

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this