Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) Ugaaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur oo maanta lagu caleemo saarayo degaanka Buurowadal

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (Puntlandi) Waxaa maanta degaanka Buurowadal ee duleedka Garowe caleemo aan loo kala harin loogu sameynayaa Ugaaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur,

Xaflada Caleemo saarka Ugaaskan waxaa ka qeyb galaya, madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Senotor Cabdiraxmaam Faroole, wasiirro, xildhibaano, aqoonyahano, siyaasiiyiin Isimada Puntland oo uu ugu horeeyo Boqor Burhaan iyo marti sharaf kale oo aad u badan.

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdillaahi Ciise Nuur ayaa badalaya allaha ha u naxariistee aabihii Ugaas Cabdillaahi Ciise Nuur oo ku ku geeriyoday dalka Turkiga bishii August ee sannadkii 2016.

26112021_1871283019782924_40689712367905 26113925_1871283056449587_34647473398717 26113930_1871283209782905_25986335478944 26114088_1871282976449595_42139512554207 26114197_1871283173116242_49012306744812 26167009_1871282896449603_94969032090221 26168995_1871282819782944_51198999044410 26195453_1871282929782933_83333776836136 26231074_1871283246449568_20803671000846 26055825_1871283106449582_67213771459573

Puntlandi.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this