Sign in to follow this  
Deeq A.

Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe.

Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa la sheegay iney weerareen bar koontarool oo ciidamada dowladda ku lahaayeen halkaasi, waxaana dhacay dagaal xooggan.

Inta la xaqiijiyey Hal qof ayaa dagaalkaasi ku dhintey, iyadoo dhaawacna uu jiro, balse tirada weli lama helin.

Saraakiisha ciidanka dowladda ee gobolka Shabellaha dhexe weli kama aanay hadal dagaalkaan.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this