Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Wasiirada Galmudug Oo Cambaareeyay Falkii Shalay Lagu Weeraray Hoyga Senator Qeybdiid

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wasiirada Galmudug ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud  waxay ku cambaareeyeen falkii shalay ay ciidan ka tirsan dowladda Federaalka ku weerareen hoyga uu magaalada Muqdisho ka deggan yahay Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

War-saxaafadeed laga soo saaray kulankii golaha wasiirada Galmudug ayaa lagu sheegay iney aad uga xun yihiin, islamarkaana cambaareynayaan.

Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka:

 

IMG-20171231-WA0027

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this