Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirada Galmudug Oo Ansixiyey Miinaasiyadda Sanadka 2018

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa maanta Axad ah waxay ansixiyeen Miisaaniyadda sanadka 2018 uu ku shaqeen doono Maamulkooda.

Kulan ay wasiiradan ku yeesheen magalada Cadaado ayey ku ansixiyeen miisaaniyad sanadeedka maamulka Galmudug.

Wasiirada Galmudug ayaa sidoo kale ka hadlay weerarkii shalay lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawale qeybdiid waxaana ay ka dalbadeen Dowladda Soomaaliya in baaritaan dhab ah ay ku sameyso weerarkaasi.

Golaha Wasiiradda Galmudug ayaa isku raacay natiijada kasoo baxda baaritaanka in lala wadaago maamulka Galmudug maadama Deegaanada Maamulkaasi laga soo doortay Mudane Qeybdiid.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this