Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Joogta ah Ee Baarlamaanka oo Soo Horjeeystay Xasaanad Ka Qaadista Labo Xildhibaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya uu Gudoomiye u yahay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ayaa ka soo Horjeeystay Tilaabo Xasaanada looga qaadayo Labo Xildhibaan.

Guddigaan joogtada ah oo kulan ku yeeshay maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho ayaa sheegay in ay ku gacan seereeyn codsigii ka yimid Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir oo Dalbaday in xasaanada laga qaado Labo Xildhibaan Si maxkmad loo soo Taago.

Hoos ka Aqriso Qoraalka ay soo saareen Guddigaasi

Guddi-1.jpg?resize=670%2C960Guddi-2.jpg?resize=668%2C960Guddi-3.jpg?resize=670%2C960

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Guddiga Joogta ah Ee Baarlamaanka oo Soo Horjeeystay Xasaanad Ka Qaadista Labo Xildhibaan appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this