Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso-:Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka soo horjeestay dalab uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga joogtada ee golaha shacabka oo uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa ku gacan-sayray soo jeedintii Axmed Cali Daahir ee la xiriirtay in laba xildhibaan xasaanaada lagala noqdo.

Kulan ay maanta muqdisho ku yeeshayn Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka ayaa lagu soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan Dalabka kaga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Axmed Cali Daahir.

a.jpg?resize=670%2C960&ssl=1

b.jpg?resize=668%2C960&ssl=1

c.jpg?resize=670%2C960&ssl=1

The post Akhriso-:Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ka soo horjeestay dalab uga yimid Xeer-ilaaliyaha Qaranka appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this