Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku Dhigay Waxyaabaha Qaraxa oo loo waday Gudaha Kenya

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya Degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada jubbaland ay gacanta ku Dhigeen Waxyaabo Qarxa.

Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in qaraxyadaan la doonayay in la galiyo Gudaha Wadanka Kenya.

Masuuliyiin katirsan Maamulka Jubbaland ayaa gaaray goobta lagu qabtay waxyaabahaasi Qarxa.

Wasiirka Amniga ee Jubbaland oo Baled-Xaawo ku sugan ayaa uga mahad ciliyay ciidamada howlgalkaasi ay ku soo qabteen walxaha qarxa.

Al-Shabaab ayaa qaraxyo ka geeysta Gudaha wadanka Kenya.

1-2.png?resize=463%2C4602-1.png?resize=465%2C3103.png?resize=465%2C3564.png?resize=470%2C335

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

The post Ciidamada Jubbaland oo Gacanta ku Dhigay Waxyaabaha Qaraxa oo loo waday Gudaha Kenya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this