Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Aqalka Sare Oo Madaxweynaha Ka Codsaday Saxiixa Miisaaniyadda 2018

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqalka sare ayaa kulankiisa maanta ogolaaday in uu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo saxiixo miisaaniyadda 2018-ka.

Golaha aqalka sare ayaa u codeeyay in madaxweynuhu saxiixo miisaaniyadda qaranka 2018 kadib markii guddoonka golaha ka codsaday in arrintaasi sharci u lahaanshiyahooda oo aan cadeyn iyo xaaladda dalku uu marayo awgeed ay ogolaadaan.

Dhammaan codadkii la qaaday waa ogolaadeen in kasta oo Xildhibaannada qaar ay weli dood ka qabeen hadana guddoonka codsigiisa ayey tixgeliyeen.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this