Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Khilaafka dowladda iyo Mucaaradka

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda Culimada soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay muranka u dhexeeya xukuumadda Soomaaliya iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ka horjedda.

Bayaanka oo ka kooban lix qodob ayaa ku baaqaya in si midaysan looga hortago in ay soo noqdaan waxyaabihii horay dalka u dumiyey”oo ah qabyaaladda,dulmiga iyo danaysiga gaarka ah”.

Hay’adda ayaa siyaasiyiinta u jeedisay in mucaaradnimadu ay noqoto”mid wax dhisaya ee aanay noqon mid wax duminaysa”,halka xukuumaddana ay ku boorrisay in ay ka fogaato adeegsiga awood aan sharci ahayn oo ay “ka dhalan karto dhibaatooyin iyo fitno aan la xakamayn Karin”.

Halkaan ka akhriso bayaanka Culimada.

Bayaan.jpeg?resize=450%2C600

PUNTLAND POST

 

The post Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay Khilaafka dowladda iyo Mucaaradka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this