Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaannada Aqalka sare Soomaaliya oo Maanta ka doodaya miisaaniyadda dowladda.

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta ka doodaya miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2018 oo ay  horay u ansixiyeen Xildhibaannada Golaha Shacabka.

13 bishaan December ayaa xildhibaannada Golaha Shacabku ansixiyeen miisaaniyadda oo gaaraysa 274 milyan oo dollar,waxayna u soo gudubtay Aqalka sare.

Miisaaniyadda ayaa haddii uu ansixiyo Aqalka sare,waxaa loo gudbinayaa maadxweynaha oo saxiixi doona.

5 bishii November ee sannadkaan Kulan ay yeesheen Xildhibannada Aqalka sare ayey ku ansixiyeen qodobo cusub lagu daray xeer hoosaadkooda,kuwaasoo dhigaya in ay ansixin karaan miisaaniyadda dowladda.

PUNTLAND POST

The post Xildhibaannada Aqalka sare Soomaaliya oo Maanta ka doodaya miisaaniyadda dowladda. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this