Sign in to follow this  
Deeq A.

(SAWIRRO) Ciidanka amniga Jubbaland oo qabatay Qarax loo waday gudaha Kenya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada amniga ee dawlad Goboleedka Jubaland ee Gobolka Gedo ayaa gacanta Ku dhigay Qarax ay maleegayeen kooxda Alshabab.

Qaraxaan oo loo waday gudaha Kenya ayaa lagu qabtay bannaanka magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo.  Wasiirka  amniga Jubaland, wasiirka  arimaha gudaha iyo saraakiisha ciidamada, ayaa tagay goobta qaraxaan lagu fashiliyay, waxayna sheegeen inay shacabka gacan ka geysteen.

25995077_1437967059649243_84650982245284 26169360_1437967762982506_46716679305582 26167626_1437966412982641_16267408486188 26166012_1437966672982615_86048511700576

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this