Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqalka Sare Oo Ka Doodaya Sharciyadooda Ansixinta Miisaaniyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya sharciyadda ay u leeyihiin ansixinta miisaaniyadda qaranka.

Arrintan ayaa timid kadib markii golaha shacabka uu ansixinta miisaaniyadda kadib si toos ah ugu diray madaxweynaha, qaabkaas oo aqalka sare qalad u fahmay.

Waxaa xusid mudan in Aqalka sare ee baarlamaanka 10aad uu kulankoodii 5tii November ay  ansixiyeen qodob lagu daray xeerhoosaadkooda oo dhigaya in ay ansixin karaan miisaaniyadda oo markii hore ko koobneyd golaha shacabka.

Wararka arrintan la xiriira kala soco, Goobjoog News

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this