Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Dastuurka Oo Cambaareeyay Weerarka Hoyga Qeybdiid

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu bartiisa soo dhigay sharci-darro ku tilmaamay weerarkii hoyga guddoomiyahooda Senator Cabdi Xasan Cawaale(Qeybdiid)

Qoraalka oo koobnaa waxaa uu ku qornaa sidan:

“Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka FS Waxaa uu cambaareynayaa weerarkii sharci darada ahaa ee lagu weeraray Guddoomiyaha Guddiga Senator Cabdi Xasan Cawaale. Waxaan ugu baaqaynaa xukuumadda in jawaab wax ku ool ka bixiso sharcigana la horkeeno ciddii amarka soo dhiibtey”.

dastuur

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this