Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo Oo Amray In Si Degdeg Ah Loo Baaro Falkii Lagu Weeraray Hoyga Senator Qeybdiid

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku amaray in baaritaan degdeg ah uu ku sameeyo falkii lagu weeraray maanta hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Bogga Villa Somalia ee Twitter ayaa lagu soo qoray in si sharci darro ah lagu galay hoyga Qeybdiid, islamarkaana cid walbo oo ku lug yeelata lala tiigsan doono sharciga.

Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin xoogga dalka, gaar ahaan kuwa ay tababartay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay iney maanta weerareen hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

anigaaaaaaaa

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this