Sign in to follow this  
Deeq A.

De deg: Guriga Cabdiqeybdiid oo lala wareegay iyo Ciidamo hubeysan oo gudaha…

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ayaa gudaha u galay Guriga Sanater Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho.

Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan kuwa NISA ayaa mar qura laga war helay iyagoo xiray agagarka Guriga Sanateerka.

Ciidamadaan ayaa guud ahaan la wareegay guriga, waxaana hadda halkaas ka socdo baaritaan xoog leh oo ay ciidamada wadaan.

Weli Faahfaahin rasmi ah lagama helin qaabka uu u dhacay weerarkaan iyo haddii uu ka dhashay war khasaaro ah.

Wixii warar ah ee kusoo kordha waan idinla socodsiin doonaa Inshaa Allah.

 

The post De deg: Guriga Cabdiqeybdiid oo lala wareegay iyo Ciidamo hubeysan oo gudaha… appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this