Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya” Diyaaradaha Mareeykanka ayaa Duqeeyn ku Dilay Kenyaati Al-Shabaab ahaa”

Recommended Posts

Deeq A.   

War ka soo baxay Dowlada Kenya ayaa lagu sheegay in duqeeyn uu fuliyay Mareeykanka uu ku dilay Soomaaliya Muwaadiniin u dhashay wadanka Kenya oo katirsanaa Al-Shabaab.

Dowlada Kenya ayaa sheegtay in Diyaaraha Mareykanka ay duqeeyn ku dileen 2 Ruux oo Kenyaan Ahaa oo ku Sugnaa Gobolada Jubbooyinka ee Soomaaliya.

Kenya ayaa sheegtay in labadaan nin ee la dilay lagu kala magacaabi jiray Maxamed Axmed Faarax iyo Abdulaahi Wilif oo ka tagay Degmada Wajeer ee Gobolka Woqooyi Bari Kenya.

Diyaaradaha Mareykanka iyo kuwa Kenya ayaa duqeeyn waxa ay ka fuliyaan Koonfurta Wadanka Soomaaliya.

Dowlada Mareykanka ayaa xoojisay Duqeeymaha dhanka cirka ah ay ka wado Soomaaliya waxaana Xusid

The post Kenya” Diyaaradaha Mareeykanka ayaa Duqeeyn ku Dilay Kenyaati Al-Shabaab ahaa” appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this