Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynihi Hore Cabdiqaasim Salaad oo Xaaladda Dalka ka Hadley

Recommended Posts

Deeq A.   

Sanadkii labadi kun, waxaa ay ahayd markii ay soo bilaabatey dib uyegleelidda dowladnamadii ka burburtey Soomaaliya.

Degmada Carta ee dalka Jabuuti ayaa lagu soodhisey dowlad uu golle shacab oo isla Carto lagu dhaariyey ay xildhibaanadiisu soo doorteen. 17 sano ka dib, Madaxweynihii dowladaas Mudane Cabdiqaasim Salaad Xassan ayaa dib u eegaya marxalada dowladnimo ee dalka.

Wariyaha VOA-da ee Bariga Dhexe, Xussen Saxnuuni oo wareystey ayaa uguhoreyn weydiiyey waxa hor-istaagey dowladiisi iyo dirkii ka danbeeyeyba.

Xigasho VOA 

PUNTLAND POST

The post Madaxweynihi Hore Cabdiqaasim Salaad oo Xaaladda Dalka ka Hadley appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this