Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxgarad ka Beesha Reer Biciidyahan ee Scandanivianka oo ku baaq nabadeed u udirey Beelaha ku dagaalamay Deegaanka Howdka

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxgaradka Beesha Reer Biciid yahay ee Wadamada Scandanivianka ayaa baaq nabadeed kasoo saaray Dagaalada kusoo noqnoqonaya Deegaanada Howdka Sool iyo Nugaaleed.

Beeshu waxay Waxgaradka Beelaha xurguftu dhex Martay ugu baaqayaan in si deg deg ah loo joojiyo colasda lana til galiyo baaqyada ka imanaya Beelaha kale.

Beeshu waxay kaloo ku baaqaysaa in lagawada shaqeeyo Amaanka Dalka iyo in laguwada dadaalo inaan dhiig dambe uusan ku daadan .

Wabilaahi towfiiq
Denmark

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this