Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo dhoweeyay Soomaaliya inay lasoo wareegtay maamulka hawada.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Puntlandi) Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Siciid Juxa, ayaa soo dhoweeyay in Soomaaliya lagusooo wareejiyo maamulka hawada, taasoo xafladeeda ay haatan ka socoto magaalada Muqdisho.

“Waxaa Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa in hawada dalkeenna maanta kaddib laga maamuli doono magaalada Muqdisho, waxaan rabaa inaan u sheego shacbiga in dadaalo badan socdaan loona baahan yahay dal iyo dibad in la taageero dowladnimadda maadama aan iyada wax ku nahay.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa u mahad celiyay cid kasta oo ka qayb qaadatay dib usoo celinta maamulka hawada Soomaaliya.

26055571_924006944431157_444420233957400

26111941_924006951097823_395177420608686 26165153_924006954431156_839018524789515 26167612_924007027764482_130499097031585 26169227_924007137764471_591909796429496 26219407_924006947764490_561630804020671

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this