Sign in to follow this  
Deeq A.

Toos U Daawo: Munaasabadda daah-furka Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya oo ka socoto Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha  Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxammed(Farmaajo) ayaa ka qeyb galaya munaasabadda daah-furka xarunta Qalabka Hawada Soomaaliya oo haatan ka socota magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xariga jaraya xarunta Maamulka Hawada Soomaaliya,wuxuuna  halkaasi ka jeedin doona khudbad taariikhi ah oo ka hadleysa muhiimadda ay leedahay soo wareejinta Hawada Soomaaliya iyo dadaalka Dowladda ay ku bixisay.

Sidoo kale, Munaasabada waxaa ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakiil Ciidan iyo Xubno Wasiiro hore.

Halkan hoose toos uga daawo.

PUNTLAND POST

The post Toos U Daawo: Munaasabadda daah-furka Qalabka Maamulka Hawada Soomaaliya oo ka socoto Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this