Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin Abeeso uu Xanaaneeynayay Dhaawac ay Gaarsiisay ugu Geeriyooday Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya waxaa maanta ku geeriyooday Xarawo qabax oo ahaa nin Xanaaneeyn jiray Abeeso.

Ninkaan oo Muddo Dheer Xanaaneeynayay Abeesada ayaa ugu dambeeyntii Ay Qaniinyo ay Qaniintay Darteed maanta ugu geeriyooday Muqdisho.

Ninkaan Ayaa ku xanaaneeynayay Abeesada deegaanka Bandiiradleey ee Gobolka Mudug hayeeshee dhaawaciisa ayaa la keenay Muqdisho.

Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay in sidoo kale ninkaan uu xanaaneeynayay Abeesooyin kale .

1-Abeeso.jpg?resize=480%2C8722-Abeeso.jpg?resize=720%2C9603-Abeeso.jpg?resize=480%2C640 

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Nin Abeeso uu Xanaaneeynayay Dhaawac ay Gaarsiisay ugu Geeriyooday Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this