Sign in to follow this  
Deeq A.

Eng. Maxamed Cabdullahi Shoortaaye oo baaq ka diray colaadaha deegaan Qoriley iyo Cagaare

Recommended Posts

Deeq A.   

Eng. Maxamed Cabdullahi Xuseen (Shoortaaye) isla markaana ah oday Soomaaliyeed oo bulshadu ay aad u taqaan ayaa baaq kal iyo laab ah u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Qoriley iyo Cagaare. Professor-ka ayaa baaqiisa ku sheegay in loo gurmado oo la xaliyo khilaafka ay ku filnaan waayeen.

PUNTLAND POST

The post Eng. Maxamed Cabdullahi Shoortaaye oo baaq ka diray colaadaha deegaan Qoriley iyo Cagaare appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this