Sign in to follow this  
Deeq A.

(DHEGAYSO) Cumar Cabdirashiid,” Waan ka hadlidoonaa qaladaadka siyaasadeed ee ay dowladdu ka kacayso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Puntlandi) Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar C/rashiid ayaa sheegay sannadkaan 2017 inay Soomaaliya kusoo korortay Fasahaad siyaasadeed, taasoo ah qofkii ka feker duwan dowladda haatan jirta in la isugu tago oo la gaaleeysiiyo, sida Alshabab.

Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay inuu mar kasta ka hadlidoono wax alle wixii ula muuqdo qaladaad siyaasadeed oo ay dowladdu ku kacayso, isagoo sheegay inuusan cidina ugu aabbo yeelin talada wax lagu sixayo.

Raysal Wasaarihii ee Soomaaliya, ayaa sheegay joogitaankiisa Imaaraatka inaysan ahayn mid uu dowladda ku duminayo, balse wuxuu sheegay inuu degen yahay lana mid yahay madaxweynayaal hore oo haatan degen Dubai.

Halkaan ka dhegeyso codka.

      Cumar

Puntlandi.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this