Sign in to follow this  
Deeq A.

(DHEGAYSO) Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaalamy dhulka Howdka Sool.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Senotor katirsan Cumar C/rashiid ayaa baaq u direy beelo walaalo ah oo ku dagaalamay dhulka hawdka ee gobolka Sool.

Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in dowladda Puntland gacan lagusiiyo dadaalada ay wado ee ay ku doonayso in colaada lagu joojiyo laguna gaaro heshiis kama dambeys ah. Waxaa kale oo uu labada beelood ugu baaqay inay qaataan nabada iyagoo aan wax sharuud ah ku xirin.

Senotor Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay colaada soo noqnoqashadeeda inay sabab u tahay fulin la’aanta wixii lagu heshiiyay ee loo baahnaa in la dhaqan galiyo.

HALKAAN HOOSE KA DHEGAYSO CODKA SHARMAARKE.

      Cumar-cabdirashiid (1)

PUNTLANDI.COM

 

 

 

Dr.Cumar C/rashiid ka hadley arragtidiisa ku aadan sanadkan gaba gab

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this