Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Aan Maanta Tageeynin Maxkmada Racfaanka Gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Warar Hoose oo Soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in siyaasiga lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta markale Maxkmada Gobolka Banaadir ay ugu yeertay Dhageeysiga Dacwada loo heeysto ayaa waxa ay sheegayaan in aanu xaadireeynin.

Qoraal Shalay ka soo baxay Maxkmada racfaanka ee Gobolka Banaadir ayeey ku sheegtay in maanta oo ku beegan 27- Dec in dib loo dhageeysan doono Dacwada loo heeysto.

Maxkmada oo ah maanta mid aanay ka qeeybgaleeynin Sidoo kale Dadweynaha iyo saxaafada ayaa shaki lagalinayaa in uu xaadiro Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Kal Hore Maxkmada Gobolka Banaadir ayaa wax dambi ah ku weeysay Cabdiraxmaan Cabdishkuur hayeeshee go’aankaasi waxaa ku qanci waayay Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Maxkmada Racfaanka.

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Aan Maanta Tageeynin Maxkmada Racfaanka Gobolka Banaadir appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this