Sign in to follow this  
Deeq A.

Baydhabo: Shirka Guddoonada Golaha Sharci Dejinta Dalka Oo Furmay

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bari waxaa ka furmay shirka guddoonada golaha sharci dejinta dalka, kaasi oo socon doona Labo cisho.

Shirkaan waxaa daah furay guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana ka qeybgalaya guddoomiyeyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira.

Ulajeedka shirkan ayaa lagu sheegay inuu yahay sidii loo adkeyn lahaa xiriirka ka dhaxeeya golaha shacabka iyo goleyaasha baarlamaannada maamul goboleedyada dalka ka jira.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this