Xudeedi Posted September 25, 2010 DHAHAR: Waxaa maanta lagu qabtay degmafa dhahar ciyaar kubada cagta ah oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Shaqada/shaqaalaha/dhalinyarada iyo sportiga taasi oo ay iskaga hor yimadeen dugsiyada sare ee degmada xingalool iyo dugsiga sare ee Mubaarak ee degmada Dhahar. Ciyaartan ayaa waxay ka mid noqon doonta cayaaro loo qaban doona 11 dugsiyo sare ee gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa furitaankeeda wasiir xigeenka shaqada/shaqaalaha/dhalinta/sportiga Siciid Daahir Qodax oo halkaasi kasoo jeediyay war bixin ku saabsan horumarka cayaaraha iyo isdhexgalka dhalinyarada. Cayaarahan ayaa waxaa maalgaliyey Hay’ada Save the Children. Ciyaarta ayaa waxay ku soo gabagabowday muran kadib markii dhamaadka ciyaarta uu xaakimku dhigay rigoore una dhigay nadiga Mubaarak ee Dhahar taasi oo ay ka baxeen garoonka kooxda degmada Xingalool. Hadaba waxaa halkaas go’aan kagaaray markii lagaaray waqtigii loogu talagalay gudigii ciyaarta waday xaakinka ciyaarta ayaa waxuu ku dhawaaqay inay guushu sidaas ku raacday kooxda kasocotay dugsiga sare ee degmada www.spr.fm Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 25, 2010 you can listen to the radio coverage by clicking on the link below: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=567:maqal-iyo-muuqaal-cayaar-dhexmartey-naadi yada-dugsiyada-sare-ee-dhahar-iyo-xingalool&Itemid=121 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted September 25, 2010 Great development.... at least entertainment industry is booming. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 25, 2010 Moving it to Sports section. Kamoon, folks, there are other sections than Politics section alone. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 25, 2010 ^Miskiin Macruuf, adeer this is highly political and points to stability in those regions. Also, there is a minister in the pics and the games were organized by a political entity. Hadaad wax kale uga dan leedahay dee inoo sheeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xudeedi Posted September 25, 2010 Originally posted by Taleexi: Great development.... at least entertainment industry is booming. Taleexi thats for sure. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted September 25, 2010 ^^ Easy yaa Xudeedi, what MMA means is that SPORTS is a SPORT, whether you have a minister in it or not, in fact, since it is schools and colleges that are doing the tournaments, it is more educational than politics, how many presidents were watching and cheering for World Cup games, yet they were not political! PS: Great pictures, more engagements like that is needed to integrate the masses. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rain Posted September 25, 2010 i've been told Dhahar has been winning trophies left and right in the region this decade. let the games begin. Quote Share this post Link to post Share on other sites