Sign in to follow this  
Deeq A.

Baaq Nabadeed Sawiro+Video .. Kullan Magaaladda Nairobi ku dhexmarey Jaaliyadda beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud, Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Isniin 25/12/2017

Kulan ay isugu yimaadeen Waxgarad,Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo jeeda Labadaan Beelood ayaa maanta oo Isniin ah wuxuu ka dhacay Nairobi kulankasoo lagasoo saaray baaq nabadeed oo ku aadan Shaqaaqada ka dhacdey Deegaanada Howtka

1. Kullankaan waxaa lagu lafa-gurey shaqaaqadii ka dhacdey Hawdka ee dhexmatey labadaas beelood ee Walaalaha ah
2. waxaa laga soo saarey Bayaan Rasmi ah

Bayaanka waxaa soo jeediyey 4 qof oo ka socda labada beelood oo walaalaha ah oo dhibku dhexmarey.

1. Sh Maxamed Sh. Cismaan
2. C/raxmaan Xuseen Carab
3. Cali Xaaji Warsame
4. Cawil Daahir Maxamed

Kulanka waxaa kaloo kasoo qayb galay waxgaradka, Aqoonyahana iyo Siyaasiyiintaan Hoos ku xusan

Magacyada:
1. Sh Maxamed Sh Cismaan
2. C/raxmaan Xuseen Carab
3. Cabdirashiid Cirro
4. Cawil Daahir Maxamed
5. Cali Xaaji Warsame
6. Ciise Cali Cabdi “Ciise Ceelbuur”
7. Jaamac Orshe
8. Cumar Aw-Daahir
9. C/casiis Cali Shire
10. Axmed Maxamed Nuur
11. Suldaan Maxamuud Guushaa “Suldaan Aagaan”
12. C/qaadir Xasan Ciiro
13. Cali Maxamed Ismaaciil
14. Axmed-Nuur Cali Dhawaaq
15. Maxamed Haaruun Maxamuud
16. C/qani Cabdi Jaamac “Orahaye”
17. Maxamuud Axmed Beyr
18. C/risaaq Maxamuud Xasan
19. Maxamed Cabdullaahi Axmed

Hoos ka Daawo bayaanka Nabadeeef

IMG_5236
IMG_5236

Sawiradana Hoos ka Daawo

IMG_5236

IMG_5237.jpg

IMG_5238.jpg

IMG_5239.jpg

IMG_5240.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this