Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ee XDS

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sarreeye gaas C/wali Jaamac Xuseen(Gorod), ayaa Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad, waxaana loo Magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto).

Sarreeye Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto) ayaa horay u ahaa Abaanduulaha Qeybta 12-ka April ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka oo la soo gaarsiiyey PUNTLAND POST, ayaa Lagu Magacaabay taliyaha cusub.

Halkaanka ka akhriso Wareegtada.

wareegto.jpg?resize=440%2C600

 

The post Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo magacaabay Taliyaha qeybta 27aad ee XDS appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this