Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyihii ciidanka bilayska gobolka Cayn oo ku geeriyooday Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

25550544_1650333438358082_19957637467309

Taliyihii ciidanka bilayska Puntland ee gobolka Cayn Col, Maxamuud Jaamac Cali ayaa ku geeriyoodey magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Taliyaha ayaa u geeriyooday xanuun awgiis, sida ay eheladiisa u xaqiijiyeen weriyaha Puntlandi ee Garowe, wuxuuna uu ku geeriyooday isbitaalka guud ee Garowe.

Maanta oo jimco ah ayaa marxuumka lagu aasayaa magaalada Garowe, iyadoo ay ka qeyb galayaan masuuliyiin dowladda katirsan iyo saraakiil ciidan.

 

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this