Sign in to follow this  
Deeq A.

Dabcasar oo Jibuuti lagasoo musaafuriyay lagunasoo celiyay Hargeysa.

Recommended Posts

Deeq A.   

Sheikh Cabdiraxmaan Dabcasar ayaa ku sugan saldhiga booliska madaarka Hargeysa ka dib markii saaka Jabouti ku soo celisay diyaarad shalay lagaga masaafuriyey Hargeysa.

Shaqaalaha madaarka ayaa inoo sheegay inay ku war heleen Dabcasar oo diyaarada dhexdeeda fadhiya oo diidan inuu dego ilaa markii dambi laga soo dejiyey ka dibna la geeyey qaybta booliska madaarka.

Dabcasar oo shalay laga sii daayey xabsi ku yaalla Hargeysa ayaa intii diyaaradii lagu masaafuriyey ayna ka bixin hawada madaarka wuxuu dhexdeeda ku duubay muuqaal uu ku dhaliilayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Puntlandi.com

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this