Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaqiiqo iyo Sawiro : – C/raxmaan C/shakuur oo Odayaashisii u gurmadeen, iyo Dabacasar oo la masaafuriyey oo wax u hadala waayey, isla markaana Odayaashii Beeshiis iyo kuwii Khaatumo ee Hargeisa Joogeyba ay ka dhuunteen( Shaagle laga baqay), Is weydii ha

Recommended Posts

Deeq A.   

20171221_133126-249x300.png
Maxkamadii maanta iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo farxsan hereerahana ay ka fadhiyaan tolkiis oo kala ah Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare mudane Abshir Bukhaari, Gudoomiyaha Gudiga Dastuurka ee Aqalka Sare Mudane Cabdi Qeybdiid iyo Xildhibaan Mahad Salaad.

20171221_132300-185x300.png
Muqaalkana waa Cabdiraxmaan Dabcasar oo Diyaarad saaran, kadib marka maanta Maamulka Hargeisa sababo bini’aadanimo darteed maanta ku sii daayey, kadibna ku masaafuriyey.
Dabcasar ayaa ka waayey wax gargaar iyo waxtar ah Odayaasha iyo Waxgaradka Beeshiisa ee ku nool Dalka gudihiisa iyo Dibadiisa, sidoo kale waxaa ka dhuuntay hogaankii kooxda Khaatumo ee ku biirtay Somaliland ee ku sugan Hargeysa.Waxaa la waayey wax ku dhaca oo Somaliland ku yiraahada waar ninka Hotelka ku weererteen iska sii daaya( Carkee yaa ku dhaca )

Su’aasha markba maskxadaada ku soo dhaceysa ayaa ah tolow haddii ay Puntland Dabacasar xiri laheyd maxaa dhici lahaa, wallee qaylo iyo hanjabaad baa nafta looga jari lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this